Home

Mahad Shariif Maxamed (Shariif Laate)

 
 

The largest online collection of Somali poetry

  • Ogaadeen inuu Ras-Ges helay, raadiyuhu sheegye

  • Goortaan  riyaaqnay ee farxadi, rubadda noo gaadhay

  • Nin walba in meel lagu rakibo, waa sidaan rabaye

 

  • Rajo halkii aan ka dhawrayey, yaa hoos la ii ridyaye

  • Waxa aniga lay reebayaa, reer kalaad tahaye

  • Abtirsiimadaa riixan baa, lay rikaabsadaye

 

  • Nin shisheeye raacoo dhan baa, qaba rafaadkaase

  • Geelaan ridada loogu jirin oon, rag luhu haysan

  • Ogoobay khalqiga roorayiyo, uunka kala raacye

 

  • Ritiga baadida ah geeljiruhu, ruuga ka uleeya

  • Reeraha nin baan tuhunsanaa, raasna ii xigaye

  • Isagana raqdaydii ma odhan, ruuxan yaa dilaye

 

  • Iyagoo rakaalkii sitiyo Ruushka qalabkiisa

  • Ragaad iyo jabhadihii ninkii soo raraan ahaye

  • ...

 

Soo dhamaystir gabaygan haddii aad hayso, fadlan.

 

 

  

 

   

 
 
 
 
 

Dhoodaan| Sayid Maxamed| M.C.Dage| Qamaan| M.C. Beenaleey| Raage Ugaas| Kaadheeri| Guba| Singub

Copyright © 2002 Doollo.com. All rights reserved.