Riwaayadaha tirada
badan ee uu alifay abwaanka caan ka ah ee Maxamuud Cabdullahi Ciise (Singub)
intii uu ku noolaa dalka Soomaaliya iyo intii uu dibadaha joogayba waxaa ka mid
ah:
1.)
Xaajo Ugub I
2.)
Xaajo Ugub II
3.)
Abiil Ma le’
4.)
Qabyo I
5.)
Qabyo II
6.)
Sagaalley
7.)
Geedigaa ka Lumay
8.)
Waa Maadays Adduunyadu
Dadkuna way Matalayaan
9.)
Qabrigii Jacaylka
10.)
Xuudbaa Liqay
Jacaylkii
11.)
Xuskii Jacaylka
12.)
Afrikaay Huruddooy
13.)
Xorriyo Nin Gayaa ha
Guursado
14.)
Yaxaas Dhagaduub
15.)
Isuma Qaddo
16.)
La Mood Noqonse
Wayday
17.)
Afrikaay Boogahaaga
Dhayo
18.)
Ummad Wada Qorqodo ah
baan Wax u Qeybi Leeyahay
19.)
Geel Xero ka Didis
20.)
Ninka Xiiqay ha
Joogee Anaggaa Xusul Duubi
21.)
Naga Guur
22.)
Biifbaaf
23.)
Saajin Afarre
24.)
Inta ay Colaad Tahay
bal u Kaadi Caashiqa
25.)
Ninba Tacabkii Taloy
kaa Maal (Gari Makaa Baxdaa)
26.)
Ha isku Toosin
Balaayo Cidday Taaban Allaa Oge
27.)
Halkay Qoontu Taal
Takhtarkii Qali Waa |