Gabaygan tariikhdiisa Soomaalidu aad ayey u
taqaanaa. Waa dagaalkii dhexmaray Daraawiish oo dhinac ah iyo Majeerteen
iyo Warsangeli oo dhinac ah oo ay kala hogaaminayeen Maxamuud Cali Shire iyo
Boqor Cismaan, siday u kala horeeyaan.
Alle ha u raxmee Sayidku wuxuu yidhi: