Gabaygii 4aad
-
Shaybiyo haddii aan la layn Ina
Shiraha Jaamac
-
Haddaan shaqabka Col-ujoog ka
tagay loogu shalow siinin
-
Aararsame shafkii ma aha iyo
shaanki reer boqore
-
Hanna sheegannina waxaydin
dhalay baliyo shaydaane
Gabaygan oo intan
ka dheeraa
waxaan ka haynaa oo kaliya afartaa beyd. Gabayadii Maxamed Cumar
ee
uu Silsiladda Rayad kaga qayb qaatay ee uu Dhulbahante ku tirtirsinayey ayuu ka
mid ahaa. Soo raadi.
|