The largest
online collection of Somali poetry

- Nimanyahoow hashiinii ma arag waana la hubaaye
- Waa taan hudheelaha galaa hogoga Iidoore
- Waa taan hariirsade gubaa dhuxuli hoos taale
- Waa taan makhaayado hurshaa halow i leefaaye
- Haweenkaygu waateey midgaha hilib ka iibshaane
Inta ka dhiman gabaygan haddii aad hayso fadlan noo
soo gudbi.
Gabaygan iyo gabayo kale oo uu sabab u ahaa si aad
u akhriso eeg bogga Maxamuud Cali Beenaleey. |