The largest
online collection of Somali poetry
Waa silsiladii Deelleey ee uu
bilaabay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) iyo intii naga soo
gaadhay heesihii raggii kale ku darsaday. Inkasta oo ay markii
dambe noqotay jaantaa rogan iyo fawdo si la isugu jawaabayey iyo si
dhinaca la isu saarayeyba aanay cadayn, haddana waxay hal-abuur
badan oo xilligaa joogay u noqotay fure iyo ujeedo ku kaliftay inay
heeso xayn ah tiriyaan. Haddii aad inta maqan hayso waxaan kaa
codsanaynaa inaad noo soo dirto. Dhagaysi wanaagsan.
|