-
Baal-gorayo waa
lagu ogaa, inuu bidhaamaaye
-
Barbara maalinkuu
tagay waxaa, bi’iyey miisaane
-
Bir kolay ku
tahay shayga fudud, beeso lagu waaye
-
Bood waxaan jeclaadaba markaan, baayacaan nacaye
Isha gabayga:
Buuggii Qamaan Bulxaan: (taariikh
iyo maanso). Muqdisho: Axmed Cabdi Haybe, 1980.
Ma dhana gabaygani ee soo raadi inta ka maqan
oo nala soo socodsii. Waxaan intan nasoo gaadhsiiyey Xadiis Axmed Caabi.
|