Gabayada cajjibka ah ee Raage
Ugaas ee aan wax badan laga haynin waxaa ka mid ah gabaygan aan
dhawrkaa tixood ee hoose ka hayno oo uu abwaanku ku timaamayo
ammaarado badan oo dhaqanka suuban ee Soomaalida gundhig u ahaan
jiray. Wuxuu yidhi:
-
Suryo
oodan meeshii surdub ah, suul haddaad geliso
-
Qunyar
baa siddaha loo baxshaa, laanta la ma saydho
Soo raadi gabayga badankiisii
waa maqan yahayee. |